Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo ka hor timid in Sacuudiga Xayiraad dhinaca hubka la saaro

Dowlada Sacuudiga ayaa wali wajaheysa cadaadis xoogan oo kaga imaanaya caalamka kadib dilkii foosha xumaa ee Wariye Jamal Khashoggi loogu dhax geestay Qunsuliyada Sacduudiga ku leeyahay magaalada Istanbuul. Qaar kamid ah Wadamada Caalamka ayaa ku baaqaya in Sacuudiga lagu soo rogo cunaqabateyn kala duwan gaar ahaan iibka dhinaca hubka ah, waxaana arintaasi kasoo horjeestay wadamo badan. … Continue reading Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo ka hor timid in Sacuudiga Xayiraad dhinaca hubka la saaro